Nagu Saabsan
Nagu Saabsan
Somamo
Ku Saabsan SOMAMO
Somamo waa hay’ad Soomaaliyeed oo madax-bannaan taasoo sameysa cilmi baaris iyo horumarin ( Research and Development), una taagan horumarinta nabadda, mideynta bulshada iyo xoojinta dowladnimada. Hay’addani waxay aaminsan tahay in bulsho midaysan oo nabad ah lagu dhisi karo wacyigelin, wada-hadal iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara qaybaha kala duwan ee bulshada.
Somamo waxay ku shaqeysaa mabda’ ah in la helo Soomaali mideysan, nabad ku wada nool, horumar ku talaabsata, kana dhex muuqata bulshada caalamka.
Aragtideenna
In ay Soomaalida noqdaan bulsho mid ah, nabad ah oo leh dowladnimo waarta, kana dhex muuqata bulshada kale ee caalamka.
Himilooyinkeena
Inaan bulshadu uhelno wacyigelin ku saabsan madaniga, dowladnimada iyo sharciyada. Inaan abuurno fursado wadahadal oo lagu xalliyo khilaafaadka. Inaan mideyno labeenta bulshada iyada oo kor loo qaadayo iskaashiga iyo kalsoonida dhexdooda ah. Inaan amaanka & nabadda ka dhigno tiir udub-dhexaad u ah mustaqbalka bulshada.
Abaalmarinta MAN iyo Amniga Muqdisho: Falanqayn Ku Saabsan Iskaashiga Ciidamada iyo Dhiirrigelinta Nabadgelyada
Magaalada Muqdisho, oo ah caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sanadihii u...
Bulsho bogsatay oo diyaar u ah in loo qaabeeyo sida san
Xaalka guud ee Soomaaliya markaa fiirisid waxaad si nadiif ah oo aan caad saarneeyn aad u'arki...
Abaalmarinta MAN: Dhiirrigelin Ku Saleysan Adeeg Bulsho
Si loo xoojiyo dadaallada nabadeed iyo ilaalinta amniga, SOMAMO waxay hirgelisay Barnaamijka...



