Cilmibaaris, Wacyigelin iyo Dhisidda Nabad Waarta
Waxaan nahay Hay’ad cilmi-baaris iyo horumarineed oo u taagan nabadda, midnimada iyo dhisida dowladnimo waarta.
Nagu Saabsan
Dowladnimo lagu heshiiyay iyo xukuumad lagu tartamay!
. 1. Hordhac Khibradda dowladnimo ee Soomaaliya waxay na tustay in doorasho kasta oo dhacda...
Heshiiska masiirka: Is-Kabida Dhaqanka iyo Dowladnimada Casriga Ah
Waxa diyaariyey: Madaxa Xarunta Cilmi-baarista ee Somamo Mudane: Mahad Dahir 1. Hordhac iyo...
Hindise Qaran : Ajandaha Hiigsi 2126 (The Century Charter)
1. Hordhac iyo Asalka Daraasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) waxay ku jirtaa...
Isku-xir Bulsho
Waxaan Ka Shaqeynaa Cilmi Baaris Ku Dhisan Wacyigelinta Bulshada, Nabadda iyo Dowladnimo Wanaaga
Somamo waa hay’ad Soomaaliyeed oo madax-bannaan taasoo sameysa cilmi baaris iyo horumarin ( Research and Development), una taagan horumarinta nabadda, mideynta bulshada iyo xoojinta dowladnimada. Hay’addani waxay aaminsan tahay in bulsho midaysan oo nabad ah lagu dhisi karo wacyigelin, wada-hadal iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara qaybaha kala duwan ee bulshada.
Programs
Barnaamijyadeena
Research
Research & Policy Papers
Dugsi
Dugsiga Madani
Dugsi
Dugsiga Madani
Nabadda
Guriga Nabadda
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Faahfaahin Dheeri ah
Haddii aad ubaahan tahay wax faahfaahin dheer ah oo ku saabsan barnaamijyadeena, fadlan guji linkiga hoos ku xusan, si aad noogula soo xiriirto.




