Cilmibaaris, Wacyigelin iyo Dhisidda Nabad Waarta

Waxaan nahay Hay’ad cilmi-baaris iyo horumarineed oo u taagan nabadda, midnimada iyo dhisida dowladnimo waarta.

Nagu Saabsan
Isku-xir Bulsho

Waxaan Ka Shaqeynaa Cilmi Baaris Ku Dhisan Wacyigelinta Bulshada, Nabadda iyo Dowladnimo Wanaaga

Somamo waa hay’ad Soomaaliyeed oo madax-bannaan taasoo sameysa cilmi baaris iyo horumarin ( Research and Development), una taagan horumarinta nabadda, mideynta bulshada iyo xoojinta dowladnimada. Hay’addani waxay aaminsan tahay in bulsho midaysan oo nabad ah lagu dhisi karo wacyigelin, wada-hadal iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara qaybaha kala duwan ee bulshada.

Programs

Barnaamijyadeena

Wacyigelin

Wacyigelinta Bulshada

Somamo waxay bulshadu ka caawisaa:

  • Fahamka madaniga ah iyo kaalinta
    muwaadinka.
  • Aqoonsiga qiimaha dowladnimada iyo amniga.
  • Ka-qaybgalka geeddi-socodka siyaasadeed iyo doorashada.
Wada Shaqeyn

La Shaqeynta La-beenta Bulshada

Waxaan si dhow u wada shaqeynaa:

  • Odayaasha dhaqanka.
  • Cullimada iyo Ganacsatada.
  • Dhalinyarada iyo haweenka.
  • Siyaasiyiinta iyo maamulada bulshada.

Hadafku waa isku-xirka iyo mideynta bulshada, si loo gaaro nabad waarta.

Horumar

Horumarka & Isku xidhka Bulshad

  • Tababaro iyo aqoon-kororsi joogta ah oo lasiiyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
  • Cilmi-baaris iyo daraasado joogto ah oo lagu sameeyo mowduucyada taabanaya bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed.
Abaalmarino

Abaalmarinta MAN

Somamo waxay leedahay barnaamij gaar ah oo:

  • Abaalmarinno iyo shahaado sharaf lagu guddoonsiiyo shaqsiyaadka, hay’adaha, ururrada iyo qeybaha bulshada ee muujiyay dadaal muuqda oo amniga, nabadda iyo midnimada bulshada wax ku biiriyay.

Ujeeddadu waa in la dhiirogeliyo:

  • Ilaalinta nabadda & Xallinta khilaafaadka.

Abaalmarintani waxay dhiiragelisaa in lagu tartamo u-adeegista bulshada iyo ka shaqeynta danta guud.

Faahfaahin Dheeri ah

Haddii aad ubaahan tahay wax faahfaahin dheer ah oo ku saabsan barnaamijyadeena, fadlan guji linkiga hoos ku xusan, si aad noogula soo xiriirto.

Muuqaalo

Muuqaaladeena