Cilmibaaris, Wacyigelin iyo Dhisidda Nabad Waarta
Waxaan nahay Hay’ad cilmi-baaris iyo horumarineed oo u taagan nabadda, midnimada iyo dhisida dowladnimo waarta.
Nagu Saabsan
Aragti Ku Saabsan Dib-u-Habaynta Siyaasadeed iyo Dhismaha Qaran Soomaaliyeed oo Waara
Hordhac Marka si guud oo falanqayn leh loo eego xaaladda Soomaaliya, waxaa muuqata in bulshada...
Billada Man iyo Amniga Muqdisho: Falanqayn Ku Saabsan Iskaashiga Ciidamada iyo Dhiirrigelinta Nabadgelyada
Magaalada Muqdisho, oo ah caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sanadihii u...
Bulsho bogsatay oo diyaar u ah in loo qaabeeyo sida san
Xaalka guud ee Soomaaliya markaa fiirisid waxaad si nadiif ah oo aan caad saarneeyn aad u'arki...
Isku-xir Bulsho
Waxaan Ka Shaqeynaa Cilmi Baaris Ku Dhisan Wacyigelinta Bulshada, Nabadda iyo Dowladnimo Wanaaga
Somamo waa hay’ad Soomaaliyeed oo madax-bannaan taasoo sameysa cilmi baaris iyo horumarin ( Research and Development), una taagan horumarinta nabadda, mideynta bulshada iyo xoojinta dowladnimada. Hay’addani waxay aaminsan tahay in bulsho midaysan oo nabad ah lagu dhisi karo wacyigelin, wada-hadal iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara qaybaha kala duwan ee bulshada.
Programs
Barnaamijyadeena
Research
Research & Policy Papers
Dugsi
Dugsiga Madani
Dugsi
Dugsiga Madani
Nabadda
Guriga Nabadda
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Faahfaahin Dheeri ah
Haddii aad ubaahan tahay wax faahfaahin dheer ah oo ku saabsan barnaamijyadeena, fadlan guji linkiga hoos ku xusan, si aad noogula soo xiriirto.



