Cilmibaaris, Wacyigelin iyo Dhisidda Nabad Waarta
Waxaan nahay Hay’ad cilmi-baaris iyo horumarineed oo u taagan nabadda, midnimada iyo dhisida dowladnimo waarta.
Nagu Saabsan
Billada Man : Dhiirrigelin Ku Saleysan Adeeg Bulsho
Si loo xoojiyo dadaallada nabadeed iyo ilaalinta amniga, SOMAMO waxay hirgelisay Barnaamijka...
Isku-xirka La-beenta Bulshada: Furaha Midnimo iyo Nabad Waarta
Midnimada bulshada ma hirgasho haddii aysan jirin wada-shaqeyn dhab ah oo u dhaxeysa la-beenta...
Wacyigelinta Bulshada: Tiirka Nabadda iyo Dowladnimo Waarta
Wacyigelinta bulshada waa udub-dhexaadka horumarka nabadeed iyo dhismaha dowladnimo sugan. SOMAMO...
Isku-xir Bulsho
Waxaan Ka Shaqeynaa Cilmi Baaris Ku Dhisan Wacyigelinta Bulshada, Nabadda iyo Dowladnimo Wanaaga
Somamo waa hay’ad Soomaaliyeed oo madax-bannaan taasoo sameysa cilmi baaris iyo horumarin ( Research and Development), una taagan horumarinta nabadda, mideynta bulshada iyo xoojinta dowladnimada. Hay’addani waxay aaminsan tahay in bulsho midaysan oo nabad ah lagu dhisi karo wacyigelin, wada-hadal iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara qaybaha kala duwan ee bulshada.
Programs
Barnaamijyadeena
Research
Research & Policy Papers
Dugsi
Dugsiga Madani
Dugsi
Dugsiga Madani
Nabadda
Guriga Nabadda
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Abaalmarino
Abaalmarinta MAN
Faahfaahin Dheeri ah
Haddii aad ubaahan tahay wax faahfaahin dheer ah oo ku saabsan barnaamijyadeena, fadlan guji linkiga hoos ku xusan, si aad noogula soo xiriirto.



